Jabuuti oo ka hadashay sida uu noqon doono xiriirka ay la leedahay dowlada Somalia

Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ku sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti uu sii ahaan doono mid xooggan. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in booqashada Madaxweyne Farmaajo ku joogo Jabuuti iyo wada hadalka uu la leeyahay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu dib u xaqiijin doono adkeynta xiriirka labada dowladood. Waxaa uu sheegay inuu … Continue reading Jabuuti oo ka hadashay sida uu noqon doono xiriirka ay la leedahay dowlada Somalia